Guddoomiyaha Baarlamanka KGS oo la kulmay Odayaasha Dhaqanka Deg.Xudur

26

Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Amb Dr. Ali Said Faqi ayaa kulan miradhal ah la yeeshay Odayaasha Dhaqanka Degmada Xudur ee Xaruunta Gobolka Bakool.

Kulankii guusha iyo gardaadinta golaha odayaasha,waxgaradka iyo masuuliyiinta koonfur Galbeed

Sidoo kale  kulankan ayaa ahaa mid Guddoomiyaha golaha wakiiladda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Amb . Ali Saciid Faqi  ay wahelinayaan Xubnaha labada golle

Kulankan ayaa waxa diiradda lagu saaray sidii ay uwada saheyn lahaayeen labadda dhinac wa aodayasha dhaqanka iyo Dowlada Goboledka Koonfur Galbeed Soomaaliya .

Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Amb Dr. Ali Said Faqi ayaa maalmahan socdaalo shaqo waxa uu ku marayya degmooyinka Gobolka  Bakool waxana uu horey ula kulmay dhalinyaradda iyo qeybaha kala duwan ee Bulshadda.