Guddoomiyaha Golaha Wakiilada KGS oo Maanta shir Guddoomiyay kalfadhigii 1-aad +Sawiro

162

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed Soomalia Amb. Dr. Ali Said Faqi ayaa Maanta shir Guddoomiyay kalfadhigii 1aad kulankiisa 10aad

kulankaa ayaa waxaana soo xaadirey 62-Xildhibaan .

Ajandaha Kulanka Maanta ayaa waxaa uu ahaa qeybinta Hagaha Baarlamanka iyo qeybinta aqrinta Xeer-hoosaadka oo waxka bedel lagu sameeyay

HALKAAN KA DAAWO