Guddoomiyaha golaha Wakiiladda KGS oo Caawa kulamo la leh Mas”uliyiinta Gobolka Bakool.+Sawirro

50

guddoomiyaha golaha Wakiiladda dowlad koonfur Galbeed Mudane Ali Siciid Fiqi ayaa caawa kulamo la qaadanayo maamulka gobolka Bakool Guddoomiyaha degmada Xudur iyo xildhibaanadda golaha deegaanka ee degmada,

Kulanka oo ay qeybka Ahayeen wasiirka wasaaradda Arrimaha gudaha wasiiru dowlaha wasaradda Arrimaha gudaha wasiiro iyo xildhibaano katirsan Dowlad goboleed Koonfur Galbeed,lataliyaha Madaxweynaha Madaxweynaha dhinac haweenka.

Kulankaan ayaa waxaa looga hadlayaa xaalada siyaasadeed tan amni iyo sidii wax looga qaban lahaa dhibaatooyinka dhanka bani”aadanimo ee ka taagan degmada Xudur ee gobolka Bakool.

Sidoo kulanka ayaa waxaa looga hadlay Doorka duubabka dhaqanka ku leyihiin dib u heshiisinta iyo nabadeenta beelaha.

Dhinaca kale Kulankan ayaa waxaa looga hadlay arrimaha doorashooyinka.