Guddoomiyaha  Maxkamadda Sare KGS oo shaqo joojin Sameeyay

21

Guddoomiyaha  Maxkamadda Sare ee Dowlad Goboleedka Koonfur  Galbeed Soomaaliya  Mudane Axmed Cali Muuse ayaa Shaqo joojin ku sameeyay Garsoore iyo Kaaliye-yaal ka tirsan Garsoorka Koonfur Galbeed

kadib marki Cabashooyin  ay kasoo gudbiyeen  qeybaha kala duwan ee bulshada.

Sidoo kale Guddoomiyaha  Maxkamadda Sare ee Dowlad Goboleedka Koonfur  Galbeed Soomaaliya  Mudane Axmed Cali Muuse ayaa wuxuu isku Shaandheyn  ku Sameeyey Guddoomiyaha qaar kamid ah Xubnaha Garsoorka Gobolka Baay.

Halkaan hoose ka Akhrios wareegtada