Guddoomiye Cabdi Xaashi oo magacaabay guddi cusub

48

Guddoomiyaha aqalka sare ayaa magaacabay guddi doorasho oo ka kooban illaa 7 xubnood, kadib warqad ka soo baxday xafiiskiisa.

Guddigan ayaa waxa uu ka shaqeyn doonaan la socoshada doorashada xildhibaanada gobollada waqooyi ee ka dhaceysa magaalada Muqdisho.