Guddoomiye Ka Tirsan Maamulka Galmudug Oo La Xiray Iyo Sababta Keentay

35

Ciidanka ammaanka Maamulka Galmudug ayaa saakay xiray Guddoomiyaha deegaan deegaan hoostega Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud, waxaana laga helayaa warar dheeraad ah.

Guddoomiye Cabdullaahi Cabdiraxmaan Raage Xaduur ayaa laga soo xiray deegaanka Ceeldheere ee hoostega Dhuusamareeb, halkaas oo uu Guddoomiye ka yahay, kadib markii halkaas ay tageen Ciidamo ka tirsan kuwa amniga Galmudug.