Gudiga Howlaha Guud, Dib-u-Dhiska Dalka & Gaadiidka Golaha Wakiilada DGKGS oo kulan muhiim ah ku yeeshay Beydhabo

27

Gudiga Howlaha Guud, Dib-u-Dhiska Dalka & Gaadiidka Golaha Wakiilada DGKGS ayaa Maanta oo ah maalin Talaada ah waxa ay kullan ku yeesheen Hoolka Shirarka Gudiyada

Kulankaas oo ajandihiisa ahaa isxog wareysi iyo sida loo dardar galin lahaa qorsho hooleedyada wasaaradaha waxaana shir guddoomiyay guddoomiyaha guddiga Howlaha Guud, Dib-u-Dhiska Dalka & Gaadiidka.

Inta uu kulanka socday ayaa waxa warbiixin looga dhageystay Guud, Dib-u-Dhiska Dalka & Gaadiidka kuwaasi oo soo bandhigay qorshaha la xariira dib u dhiska dalka.