Gudoomiyaha Baarlamaanka DGKGS Amb Dr. Ali Said Faqi oo Maanta Furey Kulan Muhiim ah.

34

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya  Amb Dr. Ali Said Faqi  oo labadaan maalmood  howlo shaqo ku joogay Gobolka Bakool Ayaa Maanta Furey Kulan Looga Hadlaayey Xaalada Bani’aadanimada Gobolka Bakool ,

Kulanka ayaa waxaa  Goobjoog Ka Ahaa Wasiiro,Xildhibaano, Agaasimayaal Iyo Wakiilo Ka Socda Hay,adaha Ka Howgala Gobolka Bakool

Dhinaca  Kale Waxaa Goobjoog Ahaa Maamulka Gobolka Iyo Kan Degmada Xudur  oo marti gelinayay Kulan Looga Hadlaayey Xaalada Bani’aadanimada Gobolka Bakool ,

Kulan Looga Hadlaayey Xaalada Bani’aadanimada Gobolka Bakool ,ayaa waxa diiradda lagu saaray sidii wax looga qaban lahaa  arrimaha bani’aadanimo ee deegaanada maamulkaasi Bakool.