Gudoomiyaha Baarlamanka KGS oo Gaarsiyay Buuggta Manhajka Waxbarashada Dalka

43

Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Amb Dr Ali Said Faqi ayaa buugagta banhajka waxbarashada Dalka gaarsiiyay Iskuulka hoose dhexe sare ee Degmada Xudur.

Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxa uu kormeeray iskoolka Hoose Dhexe iyo Sare ee Degmada Xudur .

Gudoomiayaha ayaa waxa uu warbixin la xariirta dhanka waxbarashada ah ayaa waxaa uu ka dhageystay Maamulka Iskoolka.

Sidoo kale Amb Dr Ali Said Faqi ayaa waxa uu dhiiri gelin u sameeyay aradayda wax ka barata Iskuulkaasi.