DAAWO: Gudoomiyaha Baarlamanka KGS oo hambalyo udirey Guddoonka Cusub ee Baarlamanka Hiirshabeelle

46

Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Amb.Dr. Ali Said Faqi ayaa hambalyo udirey Guddonka Cusub ee Baarlamanka Hiirshabeelle gaar ahaan Guddoomiyaha Baarlamaanka loo doortey Dr.Cabdi Xakiin Lugmaan Xaaji .

Sidoo kale  Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Amb.Dr. Ali Said Faqi ayaa waxa uu u rajeeyay Guul iyo Horumar in ay Gaaran Xubanha Cusub ee Gudoonka Barlamnaka Labaad ee Maamulak Goboleedka Hirsahelle.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO :