Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka KGS Amb. Dr. Ali Said Faqi ayaa Maanta gaarey Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka,
Waxana garoonka diyaaraha Aadan Cade kusoo dhaweeyay Wasiiro , Xildhibano kawada tirsan Dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedka KGS iyo Mas’uuliyiin kale.