Gudoomiyaha Barlamaanka KGS oo Caawa la kulmay Dhalinyarada

53

Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbed Soomaliya Amb.Dr.Ali Said Faqi ayaa Caawa Xafiiskiisa Ku Qaabiley Dhalinyarada ku Mideysan TEDx Baidoa,iyo Ayaan Ahmed Caydiid, (Ayaan Kaaba) oo ah Gabbar Abwaanad ah,

Guddomiyaha Gollaha Wakiilada ayaa Dhalinyaradan ku dhiiragaliyey in ay ka Shaqeeyaan is dhexgalka Bulshada iyo Dowladnimada.

Sidoo kale Dhalinyarada la kulantay Gudoomiyaha ayaa waxaa ay ugu mahadceliyeen soo shaqeynta uu u sameyay iyo dhirigelinta Dhalinyarada uu u sameeyo marwalba iyagoo ku amaanay Doorka uu qataay Gudoomiye Fiqi .

Kulanka Caawa ayaa waxaa uu isbarasho iyo is xogwareysi oo kaliya .