Gudoomiyaha Barlamanka KGS oo Daahfuray Madasha Horumarinta Baraawe

34

Wafdi uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Amb Dr Ali Said Faqi ayaa Shalay  Gelinkii dambe  gaarey Caasimada Koonfur Galbeed ee Baraawe.

Wafdiga gudoomiayah ayaa waxa halkaasi ku soo dhaweyey Masuuliyiinta Maamulka Degmada Baraawe Xildhibaanda  koanfur Galbed Soomaaliay iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada

Ujeedka safarka Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Amb Dr Ali Said Faqi ayaa ah ka qeyb galka madasha Horumarinta degamda Baraawe

Madashaan ayaa waxa ay Soocn dontaan Muddo Seddex Maalmood  ah si looag hadlo arrimaha Horumarinat Caasimadda Baraawe ee  Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya

Halkaan Hosoe Ka Daawo Sawiradda