Gudoomiyaha Cusub ee Dagmadda Afgooye oo la Kulmay Waxgaradka Afgooye+SAWIRRO

54

Gudoomiyaha Cusub ee Dagmadda Afgooye Aweys Buulalow ayaa wadda Kulamo uu laqaadanayo Odayaasha Ganacsatadda iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada  Dagmadda Afgooye Kadib magacaabistiisa

Kulankaan ayaa waxa looga hadlay sida ay u wada sahqeyn karaan mamaulka Cusub ee degmada afgooye iyo bulshada ku nool halkaasi

Gudoomiyaha Dagmadda Afgooye Aweys Buulalow ayaa waxa uu sheegay in uu wax ka qaban doono arrimaha aniga degmada  siyaasadda iyo horumarinta deegaanka

Gudoomiye  Aweys Buulalow ayaa waxa uu ka codsaday Odayaasha Ganacsatadda iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada  Dagmadda Afgooye in ay la shaqeeyaan si ay ugu fududaato waajibaadka shaqo ee Bulshada loo haayo

Kulankaan ayaa ah midkii ugu horeyey oo la qaato waxgaradka Degmada Afgooye Gudoomiye Aweys Buulaalow tan iyo markii dhawaan xilkaasi uu u magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Shabeeladda Hoose Ibrahim Adan Ali Najah .

kulankaan ayaa waxaa uu ku soo dhamaaday is afgarad iyo in laga wada shaqeeyo Nadda iyo Horumarka degmada .