Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka SH/Hoose oo Muqdisho soo gaaray +Sawirro

65

Gudoomiyaha Cusub ee ee gobolka shabeeladda hoose Ayaa maanta soo gaaray Magaalada  Muqdisho kadib markii la magacabay

soo Dhaweynta Gudoomiyaha Cusub ee ee gobolka shabeeladda Hoose ayaa waxa ka qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada ka soo jeeda  Gobolka Shabeeladda Hoose.

Gudoomiyaha Cusub ee gobolka shabeeladda Hoose ayaa markii uu Muqdisho dib ugu soo laabtay ayaa waxa uu u mahad celiyay dadweynihii maanta soo dhaweynta u sameeyay  waxaa uu balan qaaday in uu wax badan ka qaban doono arrimaha gobolka shabeeladda Hoose sida amaanka nabadgelyada iyo u shaqeynta Bulshadda .