Gudoomiyaha Cusub ee  Gobolka Shabeeladda Hoose oo la dhaariyay+Sawirro

33

 

Gudoomiyaha cusub ee gobolka shabeeladda hoose  Dr cabdiqaadir maxamed Nuur siidii ayaa lagu dhaariyey madax tooyada dowlad Goboledka koonfur galbeed somaalia

Munaasabadda dhaarinta ah ayaa waxaa goob joog ka ahaa madax weynaha dowlad Goboleedka koonfur Galbeed soomaalia cabdicaziiz maxamed xasan lafta gareen

Madaxweyanaha KGS ayaa ugu hambaliyeeyay gudoomiye siidii Mas’uuliyadda Maanta loo dhaariyay.

Halkaan ka Daawo Sawirradda