Gudoomiyaha Degmada Afgooye oo Qado Sharaf u Sameeyay Odayaasha degmada

67

Gudoomiyaha Degmada Afgooye ayaa  Maanta kulan Qado sharaf ah u sameeyay Odayaasha dhaqqanka Degmada.

Gudoomiyaha Degamada Afgooye ahna duqa magaalada mudane Aweys Abdullahi Omar (Buulalow) ayaa maanta oo jimca ah kulan qado u sameeyay dhamaan odayaasha dhaqanka beelaha dega degmada Afgooye ee Gobolka Shabeeladda Hoose .

Kulankan waxaa kasoo qeybgalay odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka magaalada.

Ugu dambeyn Duqa magaalada ayaa Odayaashii kasoo qeybgalay uga mahadceliyay sida ay u Ajiibeen Dalabkiisa.

Kulanka maanta ee Qadas sharafta ah ayaa waxa looga hadlay dooraka odyaasha ay ku leeyihiin dhanka horumarintaBulshada

Odyaashii kulnka ka soo qeyb galay ayaa dhankooda waxa ay aad uga mahad celiyeen Gudoomiyaha Degmada Afgooye Doorka iyo howlaha Adag e euu Bulshada U haayo

Dhinaca kale Odayaasha degmad aAfgooye  ayaa  si gaar ah uga mahad celiyay dadaalka hagar la’aaneyd ee Gudoomiyaha Gobolka shabeladda Hoose Hon Ibraahim Adan Ali Najah ku leeyahay Horumarinta Degmadda iyo Guud ahaan Gobolka .