Gudoomiyaha G/Sh.Hoose oo baaq udiray Hay’adaha gar gaarka iyo DFS

36

Masuuliyadu Maaha inaan Xafiisyadeena iska Fadhino oo aan shacabka u Soo dirno Kuwa naga wakiilka ah, ee Waa in aan Anagu dhex imaana Si aan Bulshada Ula qeybsano dhibka , Sido kalana Aan Dareynsiino dadka aan wax u qabanayno Inay iyagga yihiin.

Waxa sida yiri hoggamiyaha ruuxiga ah ibrahim adan ali najah

Gudoomiyaha gobolka sh hoose mudane ibrahim adan ali najah asago gudanaya wajibaadka ka saran shacabka gobolka sh hoose ayaa manta wuxu boqday qeybo kamida degmada afgooye oo fatahad uu ka geystay wabiga shabelle.

Shacabka degmada afgooye aya ugu mahad celiyey booqashada gudoomiyaha uu ku yimid degmada iyo sida la qeybsanaayo fatahaada uu ugeystay wabiga shabelle

Gudoomiye najah aya bln qaday in ay iskugu geyn doonan ka maamul ahaan awodada si ay u xakameen lahaayen sameenta uu geystay wabiga shabelle

Ugu damben gudoomiyaha gobolka sh hoose mudane ibrahim adan ali najah aya baaq udiray dowlada federaalka somalia iyo hayadaha quseeya si ay shacabka degmada afgooye si deg deg ah ugu so gurmadan ayna ka samata bixiyaan fatahaada uu ugeystay shacabka ku dhaqan degmada afgooye