Gudoomiyaha G/Sh.Hoose oo lagu soo dhaweeey magaaalada Baraawe

33

Wafdi uu hoggaaminayo Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha hoose Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa maanta gaaray Degmada Baraawe ee caasimada KGS.

Gudoomiyaha gobolka sh hoose mudane cabdul khadir sidii ayaa waxaa halkaasi caleemo qoyan kusoo dhaweeyey maamulka degmada iyo qaar kamida bulshada rayidka, soo dhaweenta kadib gudoomiyaha gobolka sh hoose iyo wafdigiisa ayaa waxa loo gal biyey xarunta maamulka.degmada

Gudoomiye Siidii ayaa kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshadda iyo maamulka isagoo u mahadceliyay boqolaalka shacabka ah iyo masuuliyintii ka qeeyb qaatay soo dhaweeytiisa

Waa safarkiisii lawaad uu ku tago Degmada baraawe ee caasimada DGKS tan iyo markii loo magacaabay gudoomiyaha Gobolka Gobolka Shabeelada hoose