Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray (Ex Baarlamaan)

159

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guuleed Qadar iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir (Cumar filish) ayaa maanta si wadajir ah xariga uga jaray fagaaraha midnimada qaranka (Ex Baarlamaan) oo laga sameeyay goob dadka Muqdisho iyo dalxiisayaasha ku Nastaan.

Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal xoog leh ku bixsay dib u dhiska dalka si loo soo celiyo dhismayaal aad u quruxbadnaa oo ku burburay dagaalkii sokeeye ee ka dhacay dalken sanadkii 1991