Gudoomiyaha Gobolka SH/Hoose oo ka Qeybgalay Casho Sharaf loo sameeyay.

35

Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha hoose Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur siidi iyo wafdiga uu hoggaaminayo oo ay qeyb ka yihiin Gudoomiyaasha Degmooyinka Gobolka ayaa ka qeybgalay munaasabad casho sharaf ah oo u sameeyay Duqa Degmada Baydhaba iyo Gudoomiyaha Gobolka Baay.

Gudoomiye siidi aya u mahadceliyay masuuliyiinta soo qaban qaabiyay munaasabada lagu sagootinayay isaga iyo wafdigiisa.

Sidoo kale duqda Beydhabo ayaa waxaa uu aad ugu mahadceliyay dhamaan gudoomiyaasha heer gobol iyo heer degmo ee ka qeyb galay shirweynihii mudada shanta maalin ka socday Beydhabo.