Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha hoose Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur Siidi ayaa kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka ee magaalada Baraawe gobolka Shabeelada hoose.
Gudoomiye Siidi ayaa kula Dar-daarmay odayaasha inay ka shaqeeyaan Nabada iyo Xasilinta Baraaawe.
Sidoo kale odayaasha ayaa dhankooda waxaa ay gudoomiyaha u balanqaaday in ay la shaqeyndoonan maamulka gobolka Shabeelada hoose