Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha hoose ayaa Gudoomiyaasha Degmooyinka Gobolka kula ballamay Midnimo Caddaalad in loogu adeego bulshadda Gobolka.
Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha hoose Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa waxa uu ugu baaqay Gudoomiyaasha Degmooyinka Gobolka shabeeladda hoose in ay bulshada qeybaheeda kala duwan ugu adeegaan si cadaalad ah una qabtaan adeegyada aas aasiga u ah bulshada
Sidoo kale Gudoomiyaasha Degmooyinka Gobolka ayaa waxa ay balan qaadeyn in ay ua deegi doonan shacabak Gobolka shabeeladda hoose madama ay iyagu mas’uul ka yihiin
Ugu dambeyntii Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha hoose Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa waxa uu tilmaamay in ay muhiim tahay wadasahqeyn dhex marta labadda dhinac waa bulshada Gobolka iyo mas’uuliyiinta si loo gaaro horumar iyo amni taam ah.