Gudoomiyaya G/Sh.Hoose oo hambalyo ku aadan Ciidul-adxa u diray dhamaan muslimiinta

30

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose ibraahim Aadan Ali najah ayaa hamablyo ku aadan maalinta Ciidul-Adxa u diray dhamaan muslimiinta gaar ahaan kuwa Gobolka shabeelada Hoose,

Gudoomiyaha oo lawaaday maalmaha farxada dhamaan muslimiinta ayaa sheegay loo baahan yahay inay is cafiyaan dhammaan umadda muslimiinta ah

“Waxaan halkaan hambalyo faraxad ciidul-adxa uga dirayaa dhamaan uma muslimiinta ah gaar ahaan kuwa ku nool Gobolka Shabeelada Hoose,

Gudoomiyaha ayaa codsaday in la caawiyo lagana farxiyo dadka danyarta ah