Gudoomiye ku xigeenka Siyaasadda G/S.Hoose oo maanta booqday Deegaanka Janaale

269

Gudoomiye ku xigeenka Siyaasadda Gobolka Shabellada Hoose mudane abuukar Cabdalla Bashiir ayaa maanta booqday Deegaanka Janaaale ee gobobolka Shabeelada Hoose

Gudoomiyaha Cusub ayaa halkaasi kulan xog-wareysi ah kula yeeshay maamulka iyo Bulshada halkaasi kunool wuxuuna sheegay in uu ka shaqeeyn doono xasilinta deegaanakasi sidoo kale ay diirada saari doonaan adeegyada Muhiimka u ah Buslshada Deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeelada Hoose,


Mudane abuukar Cabdalla Bashiir oo dhawaan uu magacaabay wasiirka wasaarada arimaha Gudaha dowlada Hoose iyo dib u sheshiisiinta Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Somaliya ayaa ah nin dhalinyaro ah oo wax badan kabadali doona Gobolka wuxuuna isla markii dhaqdhaq wanaagaan ka sameyey deegaanada iyo Degmooyinka Gobolka Shabeelada Hoos


Gudoomiyaha ayaa kormeerkiisa shaqo wuxuu kula kulamay dhalinyarada deegaanka asigoona ka dlabaday in ay kala shaqeeyaan nabada iyo Hormarka taasina lagu gaari wada shaqeeynta shacabka iyo Maamulka

Kormeerka gudoomiyhaa ayaa ah kii ugu horeeyey ee uu ku tago deegaankaasi tan iyo markii xilka loo maacabaay