Gudoomiyaha Gobolka shabelada hoose mudane ibrahim aadan ali nahaj ayaa maanta so xiray imtixaanka Fasalka 12-aad oo Maalimihii la soo dhaafay ka socday Degmada Afgooye
Imtixaankaan ayaaa waxaa u fariistay ardayda dhameystay Dugsiga Sare ee ku dhaqan Afgooye iyo deeganadda hoosyimaada
Gudoomiyaha ayaa u mahadceliyey waalidiinta,ardayda Hey’adaha amaanka iyo bahda waxbarashadda oo qeyb lixaaad-leh ka qaatay.
Ardayda gashay imtixaanka dugsiga sare gaar ahaan kuwa deegaanada shabeelada hoose ayaa waxaa uu imtixaanku ugu soo dhamaaday si nabad ah ayadoo maamulka gobolka shabeelada hoose ay wax walbo ku bixiyeen sidii imtixaankan uu ugu qab soomi lahaa si nabad ah