Hawlgalo dad lagu qabtay oo ka dhacay Gaalkacyo

28

Ciidamada Booliska ee Gobolka Mudug ayaa gacanta xalay ku dhigay kooxo lala xiriirinayo qarax ka dhacay Magaalada Gaalkacayo ee Gobolka Mudug.

Hawlgal qorshaysan oo Ciidanku ka sameeyeen xaafadaha Gaalkacyo, waxay ku soo qabteen xubno lagu tuhmayo in ay ka dambeeyeen qaraxaas, sida ay SBC u xaqiijiyeen saraakiisha Boolisk ,waxaana ku socda baaritaano.

Ciidamada Booliska Magaalada Gaalkacyo ayaa mudooyinkii danbe waday howlgalo kala duwan oo lagu xaqiijinayo Magaaladaasi.