Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Gudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay shirka Golaha Xukuumada DG Hirshabeelle.
Madaxweynaha ayaa Shirka Golaha Wasiirada ee maanta warbixino uga dhageystay Siihayayaasha Wasiirada Wasaaradaha Qorsheynta Dowlad Goboleedka Hirshabeelle u heshiisiinta iyo Amniga.
Wasaarada Amniga ayaa ka warbixisay Howlgalo Hay’addaha Amaanka ay ka sameeyeen Magaalooyinka Jowhar iyo Beledweyne