HirShabelle oo awaamiir culus ku rogtay shacabka magaalada Jowhar

36

Maamulka Hirshabelle ayaa soo saaray awaamiir ku socota milkiilayaasha Guryaha iyo Hoteelada ku yaalla magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe.

Warqad ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha Jowhar Cismaan Maxamed Muqtaar (Baarey) ayaa lagu amray milkiilayaasha inay diiwaan geliyaan dadka ay guryaha ka kireysanayaan.