Howlgal qorsheysan oo lagu dilay horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaab

144

 Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee sida gaarka ah u tababaran ee Danab ayaa xalay howlgal ay ka sameeyen duleedka tooratoorow ee Gobalka Shabeelada Hoose waxa ay ku dileen horjoogayaal ka tirsan  maleeshiyaadka Al-shabaab

Howlgalka oo ahaa mid qorsheeysan ayay ciidamadu ku dileen sidee ruux oo isgu jirta horjogayaal iyo maleeshiyaadka AL-shabaab kuwaa oo uu qorsh a howlgalku ahaa

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida usheegay in horjoogayaasha ladilay ay ahaayeen kuwo dhibtaato badan kuhayay Ummadda Soomaaliyeed islamarkaasna lasoo afjaray.