Imtixaanka Fasalka 8-aad ee dugsiyada Dalka oo maanta la soo gabagabeyey

38

Gudoomiye ku-xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir Axmed Xasan Iimaan iyo Gudoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshda Marwo Basma Caamir.

Agaasimaha Agaasinka waxbarashada Gobalka Banaadir Cabdi Raxmaan Cumar shiiq oo ay wehliyaan Madaxda wasaaradda waxbarashada ayaa maanta Si wada jir ah u soo xiray imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalada 8-aad.

Imtixaanka Fasalka 8-aad oo afratii Maalin ee la soo dhaafay ka Socday Gobalada dalka iyo Gobalka Banaadir ayaa waxa uu ku soo dhammaaday nadaam ay kalsooni ku jirto.