Isku aadka koobka kubbadda Cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020.

97

Munaasabad Caawa lagu soo bandigayay Isku aadka koobka kubbadda Cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020 ayaa waxaa lagu soo saaray qaabka ay iskugu soo aadidoonan  kulamada ugu horeeyo tartaankani.