Itoobiya  Airlines oo Joojineyso Dulimaadyadii  Soomaaliya .

30

Shirkaddda  diyaaradaha dalka Itoobiya AirLine ayaa gabi ahaanba joojisay duulimaadyadeedii Soomaaliya ee Muqdisho iyo Garoowe,

Sidoo kale Itoobiyaan Airlines ayaa joojisay duulimaadkeedii maalinlaha ahaa ee Hargeysa.

Sababta waxaa lagu sheegay in duuliyaasha Diyaaradahaas imaan jiray Soomaaliya ay qaarkood ahaayeen TIGREE, sidaas darteedna laga cabsi qabo iney diyaaradahaas u isticmaalaan Ismiidaamin Itoobiya dhexdeeda ah.

Itoobiya  Airlines ayaa bilooyinkii  ugu dambeyey  waxa ay duulimaadyo joogto ah ku imanaeysay dalak Soomaaliya .