Joe Biden oo gurigiisa laga mamnuucay in diyaaradaha dulmaraan

24

Joe Biden oo Guuleystay Lana Dhaarin Doono 21 Janaayo 2021, sidoo kale Caawa xili dambe ayuu Dadweynaha Mareykanka la Hadli doonaa.

Telefishinka CNN ka ayaa goor dhow baahiyay in laga mamnuucay Diyaaradaha inay maraan Hawada sare ee Guriga Musharaxa Dimoqraqdiga Joy Biden oo ay u badantahay inuu Guuleystay.

Waqti sii horreysay oo maanta ah Ciidamo CIA da ka tirsan ayaa isku gadaamay Gurigiisa kuwaasi oo qaabilsan in ay ilaalo gaar ah ka qabtaan Madaxweynaha, Kuxigeenkiisa iyo Qoyskoodi.

Codadka ugu badan ayuu ku hogaaminayaa in doorasha waxaa ay taasi muujineysaa in uu Guuleystay.