Joe biden oo guulo ka sheegtay qaar ka mid gobaladda dalkaasi

37

Musharaxa xisbiga dumoquraadiga ee dalka mareykanka joe biden ayaa qarka uu saara inuu ku guuleysto doorashada ka socota dalkaasi oo mareyso meel xasaasi ah

Joe biden ayaa waxaa uu guulo ka gaara gobaladda si weyn loo sugayo natiijooyinkooda,kuwaasoo ay ka mid yihiin Georgia,nefada beslefaaniya iyo Arizona

Lama xilliga rasmiga ah ee lagu dhawaaqi doono natiijada doorashada mareykanka balse waxaa weli socda tirinta codadka gobalada si weyn loogu muran san yahay.