Joe Biden oo Hogaaminaya Codadka Doorashooyinka Dalka Mareykanka

35

Tartanka doorashada madaxweyne ee dalka mareykanka ayaa mareysa meel xasaasi ah iyadoo dhinaca codadka uu ku horeeyo musharaxa xisbiga dimoquraadiga joe biden

Warar hor dhac ah oo laga helay doorashada ayaa sheegaysa in labada musharax ay ku kala guuleysto qaar ka mid ah gobalada ugu muhiimsan ee dalkaasi

Musharax ka kasta ayaa laga doonayo in si doorashada ugu guuleysto uuu helo 270 cod oo loo yaqaan electrical collge

Gobalada ugu muhiimsan ayaa waxaa ka mid ah florida,beslafaaniya,George,new York ,mishigan iyo kuwo kale oo ka cod badan gobaladda kale

Joe biden ayaa codad badan ka horeeya Donald trump oo u dhex marayo tartan adag