Kabtanka  KGS Alley oo sheegay in  Guul ay galabta rajeynayaan

29

kabtanka Xulka koonfur Galbeed Soomaaliya  ayaa waxaa uu sheegay in tartanka galabta uu aad ugu rajo weynyahay in Ciyaartooyda kubadda Cagta Koonfur Galbeed Soomaaliya ay  guul ka soo hoyn doonan Ciyaarta galabta

Kabtanka Xulka  Ciyaartooyada Konfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in dhiirgelin weyn ay ka heleen Wasiirka Cusub ee Ciyaaraha Dowlad Goboledka Koonfur Galbeed Soomaaliya Hon Ibrahim Adan Ali Njah oo la garab taagan taagreeo iyo niyad wanaag

Kabtanka ayaa waxa uu sheegay in ay galabta ku tashanyaan in Xirfadooda Ciyaaredkooda iyo taagerayaasha Xulka Kubadda Cagta Koonfur Galbeed Soomaaliya oo xili walba la garab taagan yihin .

Kabtanka Xulka Kubadda Cagta Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa 3 Sano ayuu Matalaya Xulka KGS, Wuxuu Maanta Nasiib uyeeshay in xulka u xirto Calaamada Kabtanimo  👏🏾

Kabtan Alley Xirfadiisa Ciyaareed Wuxuu ku guuleystay 24 koob

Wuxuu Ka Mid yahay  Ciyaartooyada ka Ciyaarta  Khadka Dhexe ugu wanaagsan koonfur Galbeed