Raisul-wasaare Kheyre oo soo gaaray Muqdisho

32

Raii,sal wasaare Kheere ayaa goordhow gaaray magaalada Muqdisho, kaddib markii guddoonka golaha Shacabka ay shaaciyeen in kalsoonidii lagala laabtay Xukuumaddiis.

Raisul-wasaaraha oo mudooyinkii dambe ku sugnaa magaalada Dhuusamareeb ayaa soo gaaray Muqdisho ayadoo imaanshihiyihiisa muqdisho ay eheed mid deg deg ah kadib markii la tuuray Xukuumadiisa

Dhinaca kale waxaa Muqdisho ka socda abaabulka kulan looga soo horjeedo xil ka qaadistii ay sheegayn guddoonka golaha Shacabka, kaas oo ay wadaan Xildhibaan u badan golahiisa Wasiirada.