Khilaafkii ugu xumaa oo soo kala dhex-galay kooxda Al-Shabaab

36

Qoraal ay soo dhigtay bogga twitter-ka Hay’adda nabad Sugidda iyo sIrdoonka Qaranka NISA ayaa lagu sheegay in horjoogayaasha Al-Shabaab uu soo kala dhex galay qilaaf xooggan oo u dhexeeya Garabka, Mahad Karataay iyo Garabka, Axmed Diiriye, kuwaasi oo ku hardamaya sidii kooxda ay u yeelan lahayd horjooge, maadaama horjoogahooda uu soo wajahay xanuun.

 Halkan ka akhriso xogta oo dhameystiran:-