Koonfur Galbeed Oo Magacaawday Guddi Xaqiiq Raadin ah

37

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Guddoomiye Cabdiqaadir Siidii ayaa lagu magacaabay Guddigan oo ka kooban laba xubnood, kuwaasi oo ka shaqeyn doona sidii xal looga gaari lahaa dhibaatooyin iyo Colaado kusoo noq-noqday degmada Wanla-weyn.

Guddigaan ayaa sidoo kale ah ka shaqeyn doona sidii Gogol nabad ah loogu geli lahaa dhinacyada isku haaya Wanla-weyn oo dhowr jeer halkaas uu ku dhexmaray dagaalo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac.