Koox Hubeysan oo Caawa dil ka Geestay Kismaayo

66

Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee Maamulka Jubaland ayaa sheegaya in Caawa kismaayo lagu dilay Dr Yusuf oo kamid ahaa Dhaqaatiirta Ka howlgasha magalada.

Koox hubaysan ayaa marxuumka ku dishay Goobtiisa Caafimaad oo ku taala Xaafada Shaqaalaha gaar ahaan V Afmadow.

Saraakiisha Amaanka ayaa waxaa ay sheegeyn in ay ku raadjoogaan kooxda dilka la geesatay kismaayo .