Kooxda xidigaha Busley oo ku guuleysatey koobka horyaalka heerka 2aad ee KGS

15

Waxa magaalada Beydho ee xarunta gobolka Baay ka socda tartanka kuwada Cagta oo loogu soo gudbaayo horyaalka heels koowaad ee Roobka kubada Cagta koonfur Galbeed.

Koxda xidigaha Busley ayaa galabta ku guuleysatey koobka (Cup_ka) horyaalka heerka labaad ee Koonfur Galbeed iyadoona u soo gudubtey horyaalka heerka koowaad Ee kooxaha Koonfur galbeed Soomaaliya.

Daawo Sawirro :