Monday, April 19, 2021
Bogga Hore Wararka Manta Kudlada Bad-baado qaran ee Golayaasha Baarlaanka oo ka digay muddo kororsi

Kudlada Bad-baado qaran ee Golayaasha Baarlaanka oo ka digay muddo kororsi

19

Xildhibaanada ayaa si gaar ah kaga hadlay Maraxladda kala guurka ah ee dalku marayo, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka, waxaana ay baaq u direen Saaxiibada Beesha caalamka ee Soomaaliya Taageera.

Xildhibaanadaan ayaa Madaxweyne Farmaaajo ku eedeeyay in uu dalka galiyay dhibato hor leh, waxaana intaas ay ku dareen in uu dalka khatar ku yahay farmaajo.

Sidoo kale waxaa ay baaq u direen Ciidanka Qaranka iyo Xildhibaanada Barlamaanka, iyagoo sidoo kale ka digay in Farmaajo uu sameysto muddo kordhin.