Kulamo gaar gaar ah oo looga hadlay khilaafka doorashada oo ka dhacay Villa Somalia

60

Kulamadii xalay ayaa looga hadlayay arrimaha doorashooyinka oo xiligan aad u cakiran, waxayna kulamadaas soo dhamaadeen waqtiyadii dambe ee xalay.

Xogaha aan ka helnay shirkaas waxay sheegayaan in aad loogu gorfeeyey khilaafka ka jira hir-gelinta heshiiskii laga gaaray doorashada dalka, mana jirto wax war ah oo laga soo saaray kulamadaas.