Kulamo Gaar Gaar Ah Oo Xalay Ka Dhacay Magaalada Dhuusamareeb

63

Waxaa xalay habeenkii xalay aheyd Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug kulamo gooni gooni ah ku yeeshay Madaxda dowlad Goboleedyada ee halkaas ku sugan.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Madaxda maamulada ku booqday hoyga ay degan, iyagoona ka wada hadlay xaaladda dalka, Arrimaha doorashooyinka iyo qorshe ku aadan Shirka ka furmaya Dhuusamareeb.

Sidoo kale Madaxweyne Qoorqoor ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe, isagoona kala hadlay sida aan wararka ku helnay ka qeyb galka shirka furmaya, sidoo kalena u tegay Saciid Deni