Kulan looga hadlayay sugida amniga oo lagu qabtay magaalada Beledweyne.

23

Kulan kan uu shir gudoominayay madaxweyne kuxigeenka Hirshabelle Yuusuf Axmed hagar Yuusuf dabageed oo ay kasoo qeeyb Galeen saraakiisha ciidamada qablabka sida iyo kuwa midawga Afrika ee AMIOM iyo sidoo kale masuuliyiinta maamulka gobalka Hiiraan ayaa maanta lagu qabtay magalada Baladweyn.

waxana loogo hadlayay sidii laysaga kaashan lahaa amaaanka   magalada Baladweyn

Kulanka waxa yaabihii kasoobaxay waxaa warbaahinta u sheegay

Gudoomiye Kuxigeenka Amniga Gobolka Hiiraan Maxamed Meeris Isaaq Cabdulle

Kulanka ayaana kusoo aadayo iyadoo magalada Baladweyn laga dareemayo qaban qaabada  lagu soo dhaweeynayo madaxweynaha dowlad gobaleedka Hirshabelle iyo gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle  iyo mas uuliyiin katirsan doowalada fedaraaka Somalia  kuwaas oo lagu wado inay ka qeeyb galaan caleemasaarka Madaxda ugu sareeysa doowlad gobaleedka HIrshabelle