Kulan looga hadlayey Barnaamijka Caawinta qoysaska Ayuxu Saameeyey oo maanta ka dhacay Baydhawo +Sawiro

29

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Amb. Dr. Ali Said Faqi ayaa Maanta Baydhabo ku dahafurey Kulan ku saabsan heerka Hawlgalka Barnaamijka Baxnaano iyo dahafurka Barnaamijka Caawinta qoysaska Ayuxu Saameeyey ee ku nool Deeganada Koonfur galbeed ,

Waxana dahafurka Barnaamijkaasi qeyb ka ahaa sii hayaha Wasiirka wasaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowladda Fedaraalka Soomaaliya Sadiiq Warfaa , wasiiro, Xildhibaano ka tirsan Dowlad Goboleedka KGS Maamulka Gobolka Baay ,qaar ka mid ah agaasimiyaasha wasaradaha KGS iyo Mas’uuliyiin kale.

HALKAAN KA DAAWO SAWIRADA