Kulan looga hadlayey dib u-eegista iyo ilaalinta xaquuqda caruurta KGS oo maanta la daah furay

37

Kusimaha Madaxweyna ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada KGS Amb. Dr. Ali Said Faqi ayaa Maanta si Rasmi ah magalaada Baydhabo ugu dahfurey Kulan looga hadlaayay dib u-eegista iyo ilaalinta xaquuqda caruurta Koonfur Galbeed .

kulanka ayaa waxaa soo qaban qaabiyey wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka KGS ,

Waxana ka soo qeyb galey qaar ka Mid ah gudiyada Baarlamanka ,Agaasimiyaasha guud ee wasaradaha KGS iyo Mas’uliyiin kale.