Sawirro: Kulan Wadatashi ah oo Beydhabo lagu soo Gabagabeeyay.

68


Waxaa maanta magaalada baydhabo lagu soo xeray kulan wadatashi oo ay soo agaasintay Waaxda Xalka Waara ee Waraasadda Qorsheynta Maalgashiga Hormarinta Dhaqaalaha oo ay kasoo Qeyb galeen xubno ka tirsan Wasiirada Dowlada KGS Agaasimaha Guud ee Madaxtooyadda KGS iyo Hay’adda .

Kulankaan wada tashiga ah ayaa diyarada lagu saaray horumarinta degmooyinka dowlad goboledka koonfur Galbeed Soomaaliya waxana looga hadlay horumarinta iyo qorshaha deegaanada Maamulka Koonfur Galbeed, Soomaaliya .

HALKAAN KA DAAWO SAWIRRADA