Kulankii golaha Wasiiradda Galabat Maxa looga hadlay

19

Shirka Khamiislaha ah ee  golaha wasiirada ayaa lagu ansixiyay xeer-hoosaadka Golaha Wasiirrada iyo magacaabista xubin ka bannaaneyd Guddiga Madaxa banan ee la dagaallanka Musuqmaasuqa

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS mudane  Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo lagu dhageystay warbixinno ku saabsan amniga dalka, Xanuunka COVID-19,

Golaha wasiiardda ayaa kulanka ku ansixiyay xeer-hoosaadka Golaha Wasiirrada iyo magacaabista xubin ka bannaaneyd Guddiga Qaran ee la dagaallanka Musuqmaasuqa.